Friday, February 29, 2008

Koomishanka doorashooyinka Oo Madaxweyne Rayaale U Gudbiyay Qoraal Ay Kaga Dalbanayaan In Laga Bedelo Xubintii UCID Soo Magacowday


(Waridaad) - Hargeysa (Geeska) - Lix xubnood oo ka tirsan toddobada xubnood ee Koomishanka doorashooyinka qaranka ayaa Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin u gudbiyay qoraal ay kaga dalbanayaan in laga bedelo Md. Axmed Maxamed Xaaji, oo ah xubin ka tirsan Koomishanka doorashooyinka Qaranka.Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in xubnaha koomishanka doorashooyinku qoraalkooda ay Madaxweynaha u gudbiyeen ku cadeeyeen inaanay la shaqayn Karin xubintaas ka tirsan Koomishanka doorashooyinka, waxaanay Madaxweynaha ka dalbadeen in laga bedelo lana soo magacaabo xubin kale oo jagadaas buuxisa….Sii akhri

No comments: