Thursday, March 20, 2008

Hamblyo - Meherka Mustafe Muxumed Cadar iyo Zeinab Xasan Axmed


(Waridaad) - Hambalyo iyo Bogaadin


Waxaa habeenimada Sabtidda, ee bishu tahay March 22nd, 2008 meherkoodu ka dhacayo magaaladda London- West ee dalka England, Mustafe Muxumed Cadar iyo Zeinab Xasan Axmed, reerkii waara ee ubad khayr qaba Ilaahay ha idinka dhigo - Aamiin.


Anaga oo ah dhamaan dadka hoos ku xusan oo kala degen CANADA, USA, UAE, EGYPT, SUDAN iyo Somaliland, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Mustafe Muxumed Cadar iyo Sareedo (Zeinab) Xasan Axmed oo Sabtidda bishu tahay March 22nd, 2008, meherkoodu ka dhacayo magaalada London ee cariga Ingiriiska.
waxaan leenahay Ilaahay ha idinka dhigo qoyskii lagu nasto ee lagu nagaado, ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammin Aammin Aammin.


Aabe: Xasan Axmed Geedi

Hooyo: Amran Haybe Ismaaciil & dhamaan reer Xasan Axmed Gedi oo kala ah:


Axmed Xasan Axmed iyo xaaskiisa

Cali Xasan Axmed

Warfaa Xasan Axmed

Warsame Xasan Axmed iyo reerkiisa

Shanfool Xasan Axmed iyo reekiisa

Xafsa Xasan Axmed iyo reekeeda

Fardousa Xasan Axmed iyo reekeeda

Faisa Xasan Axmed iyo reekeeda

Barwaaqo Xasan Axmed iyo reekeeda

Suuban Xasan Axmed iyo reekeeda

Cawo Xasan Axmed iyo reekeeda

Adeer Ciise Qodax Geedi iyo reerkiisa

Moxamed Aden Abokor iyo reerkiisa

Jaamac Maxamud Aden iyo reerkiisa

Dr. Cabdikariim Muse Maxamed iyo reerkiisa

Ibrahim Maxamud Aden


Iyo dhamaan asxaabta iyo qaraabadda reer Xasan Axmed Geedi.
Waridaad media centre
Axmed Xasan Axmed
Ottawa - Canada






No comments: