
Shirweynahan oo socon doona muddo Saddex maalmood ah waxa warbixino ka jeediyey Masuuliyiin ka socda Lixda Gobol ee dalka iyo xubno ka socday qurbe-jooga xisbiga Kulmiye.
Waxana ugu horreyn halkaasi warbixin dheer ka akhriyey Dr. Cabdi Aw- Daahir oo ku hadlayey magaca Gobolka Togdheer, taasi oo kaga hadlay arrimo door ah.Warbixintaasina waxay u dhignayd sidan:- .......Fadlan kuji halkan
Qaybtii 3′aad Sawirda Shirka KULMIYE, Hargeisa, Somaliland
No comments:
Post a Comment