Tuesday, March 18, 2008

War saxaafadeed (Qaran)


(Waridaad) - Waxay nala noqotay in marxaladan adag ee ina soo foodsaartay isla markaana noola muuqata inay tahay mid aan laga aamusi karin, inaan umadayada u soo bandhigno waaqaca dhabta ah ee dalku ku sugan yahay maanta.


Sideynu ka wada warqabno waxa dalkeena ka taagan sixir barar dabarka goostay, kuna habsaday suuqyada dalka kaasoo sababay in wax-soo-saarkii guduhu curyaamo iyo in danyartii tahli-weydo quutal daruurigii...........Sii akhri

No comments: