Monday, May 26, 2008

Ahmed Omer (Axmed Sangoore) oo loo doortay ku xigeenka Mayor-ka Tower Hamlets (London)

(Waridaad)-Waxa 21 May 2008 shir ka dhacay xarunta laga xukumo Tower Hamlets (London) loogu doortay inuu noqdo Mayor ku xigeenka Tower Hamlets Councillor Axmed Aadan Omer (Axmed Sangoore).

Waa markii u horaysay ee taariikhda uu shakhsi afsomali ku hadlaa qabto Mayor ku xigeen dalka Uk.

Waxaanu mahad gaar ah iyo dhiiri gelinba u gudbinaynaa hadaanu nahay bahda golisnews Cllr Ahmed Omer oo aanu leenahay guul baad u soo hoysay mujtamacaaga waanuna ku garab taaganahay dhammaantayo.

The new Mayor, Leader and Cabinet for Tower Hamlets Council were confirmed on Wednesday 21 May at the Annual General Meeting.

Mohammed Abdus Salique, ward member for Bethnal Green North, has been elected as Mayor of the borough for 2008/09, with Bow East’s Cllr Ahmed Omer as his deputy.

Photo: New Mayor and Deputy Mayor, Councillor Mohammed Abdus Salique and Councillor Ahmed Omer

No comments: