Monday, May 26, 2008

Hoggaanka Siyaasadeed ee Somaliland oo kulankii 4aad Caawa kaga wadahadlay arrimo dhawr ah

(Waridaad) - Kulankan caawa ayaa wararku sheegayaan in dooddu ahayd mid u dhexaysey xisbiga KULMIYE iyo hoggaanka Xisbiga UDUB, halka la sheegay in xisbiga UCID uu mawduuc kasta la safanayey mudane Riyaale.......Maqaalkii oo dhan

No comments: