Sunday, May 11, 2008

Deeqbixiyayaasha oo go’aansaday in aanay lacag ku bixin Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee Somaliland

(Waridaad) - Hargeysa - Deeqbixiyayaasha Somaliland ka caawiya Doorashooyinka iyo hannaanka Dimuqraaddiyadda ayaa shaaca ka qaaday inay joojiyeen lacagtii ay ugu talagaleen diiwaangelinta codbixiyayaasha ee doorashooyinka Somaliland ee soo socda. Waxayna shuruuddo ku xidheen lacagta ay u hayaan doorashooyinka Madaxtooyada iyo Dowladaha Hoose oo ay ballanqaadeen.Deeqbixiyayaasha Somaliland ka caawiya doorashooyinka oo ka kooban: Guddida Hoggaaminta Dimuqraadiyadaynta …Maqaalkii oo dhan

No comments: