
(Waridaad) -
Xaflad ballaadhan oo lagu xusayay sannad guuradii 17-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqshadii madax bannaanida Somaliland oo ku beegnayd 18-ka May ayaa xalay lagu qabtay qasriga madaxtooyada.
Xafladan oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayay kasoo qab galeen Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ku-xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin, Marwo Huda Barkhad Aadan, shir guddoonka golaha …
Sii akhri
No comments:
Post a Comment