Wednesday, June 25, 2008

Weftigii Daahir Riyaale iyo Xukuumadda Jabuuti oo warmurtiyeed ka soo saaray arrimihii ay ka wadahadleen

(Waridaad)- Weftiga uu hoggaaminayo Daahir Riyaale Kaahin ee booqashada ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti iyo xukuumadda Jabuuti ayaa maanta soo wadasaaray war-murtiyeed, kadib wadahadlo labada dhinac u socdey ilaa shalay oo heerar kala duwan ah.....Kuji halkan

No comments: