
Kooxda dhalinyaradda ah ee Kulan oo wacdaro ka dhigaya xafladdii sanadlaha ahayd ee ay soo diyaariyeen ururuka la yidhaahdo: Orleans/Ottawa Multicultural Committee oo ka dhacday 255 Centrum Blvd. Fagaarahaas oo ay isuga yimaadeen dad tiradoodu aad u badantahay, isla markaana ay ka soo qayb galeen ururo fara badan iyo masuuliyeenta laga soo doorto xaafadda Ottawa-Orleans.
Waxaa qabanqaabadeeda isku soo dubu riday Ottawa-Orleans Somali Community oo la kaashanaysa Orleans Multicultural Committee.
No comments:
Post a Comment