Wednesday, July 16, 2008

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kulaalaya Guud ahaan Xuduudaha Bari Ee Dalka

(Waridaad)-Ciidamada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku ruqaansaday degaano xaga bari ka xiga magaalada Laas-caanood ee xarunta gobalka Sool, degaanada ciidamada Somaliland tageen ayaa waxaa ka mid ah Tuulooyinka Gambadha iyaga oo islamarkii ay halkaa gaadheen shalay ay u sii dhaafeen degaanka la yidhaahdo Higladda......Sii akhri

No comments: