Thursday, July 17, 2008

furitaanka shirweynaha beesha H/J iyo dareenka xukuumada

(Waridaad)-Afhayeenka Guddiga qabanqaabada shirka beelaha B/bariga Burco Caaqil Ibraahim Ismaaciil Maxamed, ayaa shalay si rasmi ah shaaca uga qaaday in shirku ka furmayo degmada Garadag ee Gobolka Sanaag dabayaaqada bishan July, waxaannu ka digay dad uu ku tilmaamay kuwo dano gaarka ah leh oo si khaldan u tarjumanaya ujeeddada kulanka beesha.......Sii akhri

No comments: