Thursday, July 24, 2008

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJUCUUN

(Waridaad)- بسم اللة الرحمن الرحيم

Waxaa maanta ku geeriyootay magaaladda London, ilaahay qabriga ha u waasiciyee Xaaji Amran Haybe Ismaaciil, oo in mudo ahba u jiifatay xanuunkaa maanta inaga qaaday.

Bahada Waridaad waxay u tacsiyadaynayaan Xaaji Xasan Axmed Geedi iyo tafiirtiisa ay geeridaa naxdinta lehi ee ku timi.

Waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inuu janatul Firdusa ilaahay ka waraabiyo, a
samir iyo iimaana ka siiyo reer Xasan Axmed Geedi meel kastoo ay kala joogaan.

Waxaa Xaajiyadda la aasayaa jimcaha bishu tahay, 25 July, 2008.
Amiin Amiin Amiin,

Waridaad media centre

No comments: