Sunday, July 20, 2008

Ogeysiis

(Waridaad)-Waxaan la socodsiinayaa eheladayda iyo akhristayaasha maqaaladayda, Somali and English, inaan imanayo magaalada London taariikhdu markay tahay July 26, 2008, saacadduna tahay 11:00am, Heathrow Air Port.

Waxaan rajaynayaa inaan is-dhaafsano wixii figrado ah ee la xidhiidha marxaladaha kala gedisan ee Somaliland.




Ibrahim Hassan Gagale.

Waxaad igala soo xidhiidhi kartaan,

ibrahim_hg@yahoo.com

Mahadsanidin

No comments: