
Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya deegaankaas, Alle ha u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Tuke waxa la qallibmey gaadhi noociisu yahay Toyota Surf oo ay ku safrayeen Marxuumka iyo odayaal kale oo ka yimi magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, galabta abbaaro 5:30 (Wakhtiga Geeska Afrika), waxayna u soo jeedeen dhinaca magaalada Burco....Sii akhri
No comments:
Post a Comment