Thursday, April 30, 2009

Fadeexad: Qoraal Sir Ah iyo Mumaa’marado Xukuumadda Md Rayale Maleegayso, Gud Gobolka Sool Iyo Daahir Rayale

(Waridaad)-Waxaa xafiiska wararka ee Somaliland.org soo gaadhay qoraal ama warqad dhexmartay oo ay isu dirayaan Md Dahir Rayale Kahin iyo Cali Maxamed-Cali Sandulle- oo ah guddomoyaha gobolka Sool ee Somaliland. Sida ku cad nuqulka qoraalkan aan idin soo bandhigi doono ayaa xukuumadda Md Rayale ayaa ku hawlan sidii ay dagaalo sokeeye uga ridi lahayd dalka iyo dadka, iyada oo beel beel isaga horkeenaysa.

Warqaddii oo dhan halkan ka akhri

No comments: