Wednesday, July 15, 2009

Hayadda Xuququl Insanka EE HRW Oo Riyaale Ku Tilmaamay Mid Halis Ku Ah Nabada Iyo Geedi Socodka Dimuq. Ee Somaliland

(Waridaad)-Dimoqraadiyad Curdin ah oo halis ku jirta Qalalaasaha Doorasho wuxuu caddeynayaa walaac ka wayn ee Xuquuqda Aadanaha (Hargeisa, Somaliland, July 13, 2009) – Dhowris la’aanta sharciga iyo geeddi-socodka nidaamka dimoqraadiga ah ee dawladda Somaliland waxa uu halis ku yahay dimoqraadiyadda curdinka ah ee deegaankaas ka jirta, hay’adda Human Rights Watch ayaa sidaas ku sheegtey warbixin ay maanta soosaartey. Maamulka madaxweyne Dahir Riyale Kaahin waxa uu ku kacey xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha wuxuuna abuurey qalalaase doorasho oo halis ah.


Guji halkan

No comments: