Saturday, August 01, 2009

TACSI MARXUUM AMB. DR. AHMED MOHAMED HASSAN

(Waridaad)-INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN.

Anigoo ku hadlaya magaca jaaliyadda Ottawa Somaliland Community Services (http://www.oslcs.ca/) ,waxaan tacsi u diraynaa ehelka, waalidka, walaalada, iyo qaarabada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Ambassador Dr. Ahmed Mohamed Hassan oo ahaa danjiraha u fadhiyey dawalada Jabuuti dalka China. Waxaan si gaar ah u tacsiyadeeynayaa labada saaxiib ee la dhashay marxuumka Mukhtaar iyo Muxumad Mohamed Hassan ( Nugidoon).

Illaahay marxuumka dambigiisa ha dhaafo, hana ka yeelo kuwa dhaxla jannatul fardows, innagana dhammaan haynaga siiyo samir iyo iimaan. Aamiin.

Ahmed Ahmed

Maamullaha Jaaliyadda
Ottawa Somaliland Community Services

http://www.oslcs.ca/

No comments: