Thursday, July 30, 2009

Tiraddii Serverka oo gobalaysan

(Waridaad)-Natiijadii kama damaysta ahayd ee ay soo saartay Interpeace oo gobalysan:
Awdal - 182.oo0
Sanaag - 149.000
Sool - 107.000
Maroodi-jeex - 388.000
Togdheer - 272.000
Saaxil - 47.000
Saaxil 48000, markii hore 52.000 waxa maqan 4,000 Awdal 182000, markii hore 133000 waxa dheeraad ah 50,000. Hargeysa 388000, markii hore 426000 waxa maqan 38000. Togdheer 272000, markii hore 340,000 waxa maqan 68000. Sanaag 149000, markii hore 240,000 waxa maqan 91000. Sool 107000, markii hore 155000 waxa maqan 48000.
Tiraddaa ka dib xukumadda Dahir Riyaale waxay kaga eriday masuulkii Inter peace, Mr. Robin Zamora, ka dib markii amar la sheegay in uu ka soo baxay Wasaaradda Daakhiliga dalka lagaga saaray.
Waridaad media centre

No comments: