Wednesday, July 15, 2009

War Degdeg ah: Wasiiro Xukuumadda ka tirsan oo Xilkii laga qaaday

(Waridaad)-Madaxweyne Rayaale ayaa la sheegay in Digreeto uu maanta soo saaray Xilkii Wasiirnimo kaga qaaday laba Wasiir oo Xukuumaddiisa ka tirsan.

Digreetadan uu Madaxweyne Rayaale soo saaray, ayaa lagu sheegay in Xilkii Wasiirnimo lagaga qaaday Wasiirada Madaxtooyada Nuur Amiin Ismaaciil iyo Ganacsiga Cismaan Qaasim Qodax, kuwaas oo aan Wareegtadaa lagu sheegin sababta xil-ka-qaadistooda.

Xigasho: www.somaliland.org

No comments: