Friday, September 21, 2012

Inaa Lilaahi Wa ina ilayhi Raajicuun

(Waridaad -Hargeisa, Somaliland

Bahda Waridaad waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyskii iyo dhamaan  asxaabtii uu ka baxay ilaahay ha u naxariistee marxuum Faisal Cumar Mushteeg.

Waxaa tacsidan diraya;

Cabdillahi Adan Cumar Wayab
Sidique Jaamac Diiriye
Sado Cabdi Maxamuud
Cabdiqaadir Jibriil Ducaale
Axmed Xasan Axmed Quick
Faysal Max'd Cabdi Fadhfadhle
Xasan Max'd Yusuf
Max'd Cali Waji
Axmed Sulieman Dhuxul
Sayid Max'd Cusman Mire


Inaa lilaahi wa inaa ilayi raajicuun.

No comments: