Sunday, July 31, 2005

Tacsi: Marxuun Abdirahman Xasan Rakuub iyo Marxuun Abokor Cumar Taani-->Ottawa

Ottawa - Dhamaan dadka reer Somaliland iyo Jabouti ee degan magalada Ottawa Waxay tacsi udirayaan, labada reer, ee ka kala geeriyoodeen, marxuun Abdirahman Xasan Rakuub iyo marxuun Abokor Cumar Taani, waxaan Eebe, uga rajaynaynaa, inuu naxariistiisa Jano Ka waraabsho, Eebe, ehelkiisiina, samir iyo iimaan ka siiyo.

Tacsida waxaa diraya dadka magacyadoodu halkan ku qoran yihiin iyo kuwo kale oon halkan lagu soo koobi karayn.

Ahmed Abdi Omar (Day)
Ahmed Aden Bakal
Dr. Mahamoud Tani
Ragueh Ibrahim Meigag
Cheik Ahmed Odawa
Abdi Mohamed Warfa
Osman Abdillahi (Betari)
Ismail MohamedAhmed
Abdi Ismail (Ahmed Deere)
Aden BilehMohamed
Ismail HassanAbdourahman
Houssein Ali (Luft)
Ibrahim Elmi
Mohamed Moussa Doualeh
Mouktar Mohamed Hersi
Prof. Mahdi
Mahamoud Jama Khaireh
Mohamed Hashi Abdi
Houssein Abdirahman Elmi
Liban Ismail
Ahmed Hassan Ahmed (Quick)
Youssouf Ismail
Hassan Nour Egueh
Salsal Hassan Houssein
Aden (Gabaneh)
Ahmed Mohamed Said
Mohamed Adan Said
Abdilaziz Mohamed Dirieh
Abdirahman Ali Farah
Abdi Mouhoumed
Ibrahim Houssein (Xiro sugey)
Mohamed Diraneh
Abdinassir Haji Abbas (Vieux)

INAA LILAAH WA INAA ILAAHU RAAJICUUN

No comments: