Tuesday, August 16, 2005

Liiskii Murashaxiinta Gobolka Sool Ee Sadexda Xisbi Qaran Oo Koomishanku Shaaciyey

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 15 August, 2005

Hargeisa (SL.Org) Liiskii murashaxiinta sadexda xisbia qaran –UDUB, KULMIYE iyo UCID ee gobolka Sool ayaa koomishanka doorashoyinka qaranku maanta (15.08.05) ku dhowaaqay. Waxa uu u dhigan yahay liiska murashaxiinta gobolka Sool sidatan:

Liiska Murashaxiinta UCID
1-Ibraahim Maxamed Faarax
2-Siciid Maxamed Cilmi Ismaaciil
3-Maxamed Cali Ducaale
4-Maxamed Xirsi Xaaji Faarax
5-Maxamed Cumar Cabdiwaaxid Axmed
6-Maxamed Maxamuud Cilmi (Jiidhe)
7-Saleebaan Diiriye Bare Cali
8-Cabdiqaadir Askar Xasan Cali
9-Xasan Axmed Nuur
10-Cabdicasiis Ducaale Qambi
11-Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq)
12-Maxamed Xirsi Jaamac (Muslim)

Liiska murashaxiinta KULMIYE
1-Bile Cabdi
2-Axmed Ducaale Bullaale
3-Ibraahim Axmed Reygal
4-Baashe Maxamed Faarax
5-C/Waaxid C/Qaadir C/raxmaan
6-C/risaaq Warsame Xayir
7-Maxamed Jaamac Cabdi
8-Xasan Maxamuud Dhilood
9-Maxamed Warsame Jamac Aw Cali
10-Jamac Cilmi Xaashi
11-Faarax Cabdi Maxamuud
12-Mubaarik Obsiiye Dhunkaal

Liiska Murashaxiinta UDUB:
1-Aadan Tarabi Oogle Faarax
2-Maxamuud Dhunkaal Guutaale Guuleed
3-Xariir Saciid Bullaale Warsame
4-Saciid Warsame Ismaaciil
5-Cabdi Cabdillaahi Liibaan Cabdi
6-Cabdi Hirad Warfaa Faahiye
7-Cabdiraxmaan Muuse Jaamac Cali
8-Maxamed Axmed Maxamuud (Dhakool)
9-Saleebaan Yuusuf Cali Koore
10-Cabdillaahi Faarax
11-Axmed Maxamuud Cabdi Caateeye
12-Hodan Cabdi Xuseen

No comments: