Thursday, August 25, 2005

Tacsi Ka socota Bogga Waridaad- Kuna Socota reerkii & qaraabadii uu ka baxay marxuum Cabdiraxman Cali Ardo

Innaa Li Laah Wa Innaa Ilayhi Raajicuun ; Walaa Xawla Walaa Quwatta Illaa Bi Llaah.

Waxaanu halkan uga tacsiyadaynaynaa anaga oo ka tiiraan yaysan geeridii ku timi Abdiraxmaan Cali Ardo oo ku geeriyooday magaladaa Shaffield ee wadanka ingriiska dhamaan caruurtiisa iyo ehaladiisa meel kasta oo ay joogaan, waxanuna marxuumka ilaahay uga baryaynaa in uu janadii ka waraabiyo heladiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa si wada jir ah halkan ugu tacsiyadaynaya reer Cabdiraxmaan Cali Ardo & marwadiisa dhamaan:

1-Hassan Ahmed Gedi & caruurtiisa, meel kastoo ay kala joogaanba.
2-Mohamed Aden Abokor Gedi iyo reerkiisa
3-Dr. Abdi Muse Mohamed Gedi & reerkiisa & dhamaan ehelkii uu u ka baxay marxuum Cabdiraxmaan Cali Ardo,ilaahay qabriga ha u waasiciyow. Aamiin.


Ahmed Hassan Ahmed Gedi "Quick"

No comments: