Wednesday, October 19, 2005

Is-bahaysiga Mucaaradku Waa Danta Dadka Iyo Dalka

Is-bahaysiga MucaaradkuWaa Danta Dadka Iyo DalkaDoorashadii baarlamaanka Somaliland ee la qabtay 29kiiSabtambar, 2005, waxay muujisay bisaylka siyaasadeedee ummadda Somaliland waxayna si cad uga turjuntayrabitaanka dadka.

Doorashadaas waxaa si xoog leh uguguullaystay Axsaabta Mucaaradka ah ee Kulmiye iyo Ucid(49 - 33). In kasta oo la rumaysanyahay in Xukuumaddukuraas doora qaar ka musuqmaasuqday qaarna ka boobtayAxsaabta Mucaaradka ah ayaa haddana waxaa cad inmucaaradku si weyn uga adkaaday Xisbiga xukuumadda eeUdub taas oo ka markhaati kacaysa sida dadku ugajeestay Maamulka madaxweyne Riyaale isla markaana uu ulumiyay kalsoonida ummadda. Waxay dadku muujiyeeninay rabaan is-bedel siyaasadeed oo aanay raalli kahayn xaaladda maanta dalku ku sugan yahay si lootoosiyo ama la bedelo nidaamka dalka ka jira oo ahNUQULKII Taliskii Siyaad Barre dalkana ka abuuraydhibaatooyin badan lana tuhunsanyahay inuu xidhiidhhoose la leeyahay Xukuumadda Somalia.Baarlamaanka cusub waxa uu kaga duwanyihiin kuwii hore4ta arrimood ee kala ah :

I. Waa baarlamaan la soo doortay oo huwan kalsooniddaiyo rabitaanka ummadda.

II. Waa wakiillo u badan aqoonyahanno kana sarreeyacaadifadda qabiil iyo danta gaar ah rabana inay wax weyn u qabtaan dadkooda iyo dalkooda si aytaariikhda meel wanaagsan uga galaan.

III. Waa xubno markii ay arkeen dhibaatooyinka badanee dalka ka taagan ka damqaday dabadeedna go`aansaday inay isu soo sharraxaanwax-u-qabashada dadkooda iyo dalkooda si Somaliland loogu soo cesho jidkii dimoqaraadiyada,cadaaladda, horumarka iyo aqoonsiga, taasuna waxay muujinaysa in wadninimadoodu aad u sarrayso oo

IV.Waa xubno waayo arag u ah xaaladda dadka iyo dalkuku suganyahay maanta diyaarna u ah inay toosiyaan qallooca weyn ee galay hoggaankadalka.Haddaba, si dhibaatooyinka uu abuuray Maamulkamadaxweyne Riyaale wax looga qabto loona soo nooleeyohimilada shacabka Somaliland ee ku salaysandimoqaraadiyad dhab ah, cadaaalad, horumar, iyoaqoonsi waxaa waajib ah in labada xisbi ee mucaaradkaah, Kulmiye iyo Ucid, ay samaystaan is-bahaysi xoogleh (Powerful Opposition Alliance) si ay u yeeshaanawood ay ku meelmarshaan ajandahooda. Waxaa kale oois-bahaysigu u suurtogelinayaa Axsaabta Mucaaradka ahinay yeeshaan guddoomiyaha iyo guddoomiye-ku-xigeenkaGolaha Wakiillada oo laga soo dhex-doorto golaha. Waain Axsaabta Mucaaradku ka fogaataa laaca ay u lulaysoxukuumadda Riyaale ee aan dadka iyo dalka midna dan kalahayn sida jagooyin wasiiro ee ay ugu ballanqaadaysoama laaluush lacageed si ay u wiiqdo awooddamucaaradka una hesho fursad ay ku sii burburiso dalka.Xisbiga mucaaradka ah ee maanta is-bahaysi la samaystaxukuumadda Riyaale waxa uu ku wacad-furay ummadawaxaanu la saftay nidaam xabaal u qodaya deganaanshahaiyo qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaa hubaal ah in xisbiga sidaas ku kaca maanta uutaariikhda Somaliland ka baxayo soona dedejinayoburburkiisa. Waxay kale oo Xukuumadda Riyaale dadaalugu jirtaa inay markasta lacag ku iibsato codkawakiillada si ay u horjoogsato mooshin kasta oo laxidhiidha is-bedel. Xubintii illowda danta qarankaiyo danta dalka ee aqbasha in codkeeda ay ku iibsatolaaluush iyaduna waxay ku wacad-furtay ummaddawaqtiguna u naxariisanmaayo. Dadka aaminsan inAxsaabta Mucaaradku aanay is-bahaysan ama xukuumadda umuujin diidmo xoog leh waa kuwo la safan xukuumaddamadaxweyne Riyaale kana soo horjeedda danta dadka,"ay danta guud ka hormariyaan danta gaar.

IV. Waa xubno waayo arag u ah xaaladda dadka iyo dalkuku suganyahay maanta diyaarna u ah inay toosiyaan qallooca weyn ee galay hoggaankadalka.Haddaba, si dhibaatooyinka uu abuuray Maamulkamadaxweyne Riyaale wax looga qabto loona soo nooleeyohimilada shacabka Somaliland ee ku salaysandimoqaraadiyad dhab ah, cadaaalad, horumar, iyoaqoonsi waxaa waajib ah in labada xisbi ee mucaaradkaah, Kulmiye iyo Ucid, ay samaystaan is-bahaysi xoogleh (Powerful Opposition Alliance) si ay u yeeshaanawood ay ku meelmarshaan ajandahooda. Waxaa kale oois-bahaysigu u suurtogelinayaa Axsaabta Mucaaradka ahinay yeeshaan guddoomiyaha iyo guddoomiye-ku-xigeenkaGolaha Wakiillada oo laga soo dhex-doorto golaha. Waain Axsaabta Mucaaradku ka fogaataa laaca ay u lulaysoxukuumadda Riyaale ee aan dadka iyo dalka midna dan kalahayn sida jagooyin wasiiro ee ay ugu ballanqaadaysoama laaluush lacageed si ay u wiiqdo awooddamucaaradka una hesho fursad ay ku sii burburiso dalka.Xisbiga mucaaradka ah ee maanta is-bahaysi la samaystaxukuumadda Riyaale waxa uu ku wacad-furay ummadawaxaanu la saftay nidaam xabaal u qodaya deganaanshahaiyo qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaa hubaal ah in xisbiga sidaas ku kaca maanta uutaariikhda Somaliland ka baxayo soona dedejinayoburburkiisa. Waxay kale oo Xukuumadda Riyaale dadaalugu jirtaa inay markasta lacag ku iibsato codkawakiillada si ay u horjoogsato mooshin kasta oo laxidhiidha is-bedel. Xubintii illowda danta qarankaiyo danta dalka ee aqbasha in codkeeda ay ku iibsatolaaluush iyaduna waxay ku wacad-furtay ummaddawaqtiguna u naxariisanmaayo. Dadka aaminsan inAxsaabta Mucaaradku aanay is-bahaysan ama xukuumadda umuujin diidmo xoog leh waa kuwo la safan xukuumaddamadaxweyne Riyaale kana soo horjeedda danta dadka,
doortay Axsaabta Mucaaradaka ah ee Kulmiye iyo Ucidwaxay ahayd in dadka iyo dalka laga samatabaxshodhibaatooyinka ay abuureen xukuumadda Riyaale iyoxisbiga Udub. Sidaas awgeed, is-bahaysiga mucaaradkuwaa waajib wadani ah, waana danta dadka iyo dalkaSomaliland.Maanta Somaliland waxay taagantahay halkii mucaaradkuka badbaadin lahaa ama ka dumin lahaa. Xubnahaxisbiga Udub waxaa iyagana lagula talinayaa inay dantaqaranka ka hormariyaan ta gaarka iyo ta MaamulkaRiyaale isla markaana noqdaan cudud ku biirta xoogaggahorusocodka ah ee u adeegaya himilada ummaddaSomaliland si wadajir loogu xalliyo dhibaatooyinkabadan ee dalka ka jira maanta.Golaha Wakiiladda cusub waxaa ummaddu ka filaysaa inayxoogga saaraan kuna dhaqaaqaan arrimaha soo socda:

1.Toosinta arrimaha Maamulka Riyaale ku tuntay ee laxidhiidha dastuurka iyo shuruucda dalka iyo laalidda sharcigga xaaladda deg deg ah ee looadeegsado cabbudhinta iyo cabsigelinta dadweynaha iyo ku xad-gudubka xuquuqda muwaadinkaSomaliland.

2.Wax-ka-qabashada dhibaatooyinka ka jira arrimahasiyaasadda, dhaqaalaha, bulshada, nabadgelyada, difaaca, aqoonsiga, midnimadaqaranka iwm.

3.Dib-u-habaynta Maxkamadda Sare ee dalka iyoGuddiga Doorashooyinka Qaranka.

4.Dhimidda canshuuraha dekedaha iyo berriga, soonoolaynta Dekedda Berbera iyo u saamaynta maamul u gaar ah (Port Authority), dhiirigelintamaalgelinta dalka, iyo joojinta isticmaalka dekedahaJabuuti iyo Puntland oo ah laba maamul oo ka soohorjeedda qadiyadda J. Somaliland.

5. Mamnuucidda ku bixinta darajada iyo jagooyinkaqaranka siyaasad, qabyaalad, eex iwm. Sidaas oo kalena in la mamnuuco in mashaariicda horumarinta",dalka, iyo dawladnimada Somaliland. Ujeeddada loodoortay Axsaabta Mucaaradaka ah ee Kulmiye iyo Ucidwaxay ahayd in dadka iyo dalka laga samatabaxshodhibaatooyinka ay abuureen xukuumadda Riyaale iyoxisbiga Udub. Sidaas awgeed, is-bahaysiga mucaaradkuwaa waajib wadani ah, waana danta dadka iyo dalkaSomaliland.Maanta Somaliland waxay taagantahay halkii mucaaradkuka badbaadin lahaa ama ka dumin lahaa.

Xubnaha xisbiga Udub waxaa iyagana lagula talinayaa inay dantaqaranka ka hormariyaan ta gaarka iyo ta MaamulkaRiyaale isla markaana noqdaan cudud ku biirta xoogaggahorusocodka ah ee u adeegaya himilada ummaddaSomaliland si wadajir loogu xalliyo dhibaatooyinkabadan ee dalka ka jira maanta.Golaha Wakiiladda cusub waxaa ummaddu ka filaysaa inayxoogga saaraan kuna dhaqaaqaan arrimaha soo socda:

1.Toosinta arrimaha Maamulka Riyaale ku tuntay ee laxidhiidha dastuurka iyo shuruucda dalka iyo laalidda sharcigga xaaladda deg deg ah ee looadeegsado cabbudhinta iyo cabsigelinta dadweynaha iyo ku xad-gudubka xuquuqda muwaadinkaSomaliland.

2.Wax-ka-qabashada dhibaatooyinka ka jira arrimahasiyaasadda, dhaqaalaha, bulshada, nabadgelyada, difaaca, aqoonsiga, midnimadaqaranka iwm.

3.Dib-u-habaynta Maxkamadda Sare ee dalka iyoGuddiga Doorashooyinka Qaranka.4. Dhimidda canshuuraha dekedaha iyo berriga, soonoolaynta Dekedda Berbera iyo u saamaynta maamul u gaar ah (Port Authority), dhiirigelintamaalgelinta dalka, iyo joojinta isticmaalka dekedaha Jabuuti iyo Puntland oo ah laba maamul oo ka soohorjeedda qadiyadda J. Somaliland.

5.Mamnuucidda ku bixinta darajada iyo jagooyinkaqaranka siyaasad, qabyaalad, eex iwm. Sidaas oo kalena in la mamnuuco in mashaariicda horumarinta dawladda lagu bixiyo siyaasad, qabyaalad, eex iwm.

6.Dib-u-habaynta iyo sharciyaynta mushaarooyinkadawladda iyad oo la dhimayo ta madaxda sare lana kordhinayo ta shaqaalaha hoose iyodhexe.

7.Soo koobidda tirada wasiirada iyo ka safayntagolaha wasiiradda kuwa u adeegga madaxtooyad

8.Xakamaynta musumaasuqa iyo boobka hantida qarankee aafeeyay maamulka dalka, sharci adag u dejinta Bangiga Qaranka Sopmaliland loonasameeyo guddi maamula (Board of Directors), iyo samaynta hanti-dhawr ka madaxbanaan dawladda.

9.Go`aan ka gaadhidda degaanada muranku kataaganyahay iyada oo la waafajinayo Dastuurka Dalka.

10.Wax-ka-qabashada qalalaasaha ka taagan maamulkadawladaha hoose ee dalka taas oo ay abuurtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha si ay uguadeegto danta Maamulka Riyaale.

11.Wax-ka-qabashada warbaahinta dawladda (RadioHargeisa iyo TVga) oo hadda xisbiga Udub iyoMaamulka Riyaale ugu adeegtaan si fool xun oo kabaxsan nidaamka dawliga ah.

12.Sharciyaynta in jagooyinka dawladda loo galotartan lana siiyo qofka ku guulaysta.

13.Sharciyaynta in qandaraasyada dawladda lagubaxsho tartan dibna loo eego kuwii hore.

14.Dib-u-eegidda Wakiillada Somaliland ee jooga dalalka shisheeye.

Guuliyo Gobonimo Qore: Ibrahim Hassan Gagale

Ibrahim_hg@yahoo.com

No comments: