Sunday, October 02, 2005

Natiijada ku meel gaadhka ah ee sanaadiiqda illaa hadda la tiriyey.


Gobolka Sanaag waxa gebagebo ku dhow tirintii ayadoo la sugayo degmada Ceel-Afweyn oo la saadaalinayo in uu UDUB ku horreeyo. Magaallada Ceerigaabo illaa hadda waxa madaxa iskula jira labada Xisbi ee KULMIYE iyo UDUB iyadoo degmada Ceerigaabo inteedii badnayd la tiriyey halka degmada Garadag ay tiristii dhammaatay natiijada ku meel gaadhka ahina ay noqotay 11,700 oo code oo Kumiye ku guuleystay 56.8%..........................Guji xagga sare....

No comments: