Friday, October 07, 2005

WAR DEG DEG AH: NATIIJADII GOBOLKA AWDAL OO LAGU DHAWAAQAY IYO TOGDHEER

Gudoomiye Ku Xigeenka Komishanka Qaranka Somaliland Md. Cabdilahi Cabdi X.Cumar (Cabdilahi Jawaan) ahna u qeybsanaha komishanka ee Gobolka Awdal ayaa maanta shaaca ka qaaday natiijada rasmiga ee doorashada golaha wakiilada Somaliland waana sidan hoos ku xusan.

Kulmiye:- 3Kursi

UCID :- 3Kursi

UDUB :- 7Kursi.

Sidoo kale Komishanka Doorashooyinka Gobolka Togdheer ayaa ku dhawaaqay natiijada ay xisbiyadu ku kala guuleysteen Gobolkaasi waxayna u kala heleen sidan hoos ku qoran.

Kulmiye:- 6Kursi

UDUB :- 5Kursi

UCID :- 4Kursi

No comments: