Wednesday, November 02, 2005

Ciid Wanaagsan

Dhamaan hawlgalayaasha Shabakada Waridaad , waxay shacabka reer Somaliland iyo Ummada Muslimiinta ah- ba ugu hambalyeynaan ciid wanaagsan. Illahayna uga rajaynayaan inuu uga dhigo mid khayrkiisa iyo wanaagiisaba xanbaarsan.


Waridaad.

Ciid wanaagsan ku ciida.

No comments: