Tuesday, November 01, 2005

Ogeysiis Muhiim Ah: Mawjadda Cusub Ee Radio HoryaalRadio Horyaal


Ogeysiis Muhiim Ah: Mawjadda Cusub Ee Radio HoryaalRadio Horyaal — London, UK — 1 November, 2005

Maamulka Idaacadda Madaxa Bannaan ee Radio Horyaal wuxuu dhegeystayaasha idaacadda ku wargelinayaa in Idaacaddu ka guurtey Mawjaddii (Frequency) hore ee 25ka MB; una Guurtey Mawjadda 41ka MB (SW2) oo la mid ah 7560 Khz.

Haddaba, waxa lala socodsiinayaa dhegeystayaasha qiimaha badan in laga bilaabo 1da bisha November ay ka dhegeysan karaan Radio Horyaal mawjadda cusub ee 41 SW2 (7560 Khz). Wakhtiga idaacaddu soo gasho waxba iskama beddelin waa 8:30 – 9:00 Caweysnimo.

No comments: