Wednesday, November 02, 2005

Ogeysiis Radio Waaberi – Mawjad Cusub


Maamulka radio Waaberi waxa uu OGEYSIINAYA ummada Afsoomaaliga ku hadasha ina uu mawjada cusub u guuray marka laga bilaabo Bisha November 2005:

Mawjadaa oo ah 17660 Khz oo la mid ah 16 Mitarbaand
Waxa kale oo laga dhageysan karaa
Mawjada 6550 (SW2) oo la mid aha 49 mitarbaand

Ee sida uula socda

Ali Gulaid
Maamulaha Radio Waaberi

No comments: