Sunday, December 11, 2005

INAA LILAAHI WA INAA LILLAAHI RAAJICUUN, WALAA XALOWLA WALAA QUWATA ILAA BILLAAH.

Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo ka reer Geedi-ba waxaan tacsi u dirayaa caruurtii iyo Asxaabtii, Alla ha u naxariistee Marxuum Isamaciil Aden Geedi oo ku geeriyooday Caynaba, Somaliland uu ka tagay.. Marxuumka oo geeriyooday isbuucii ina soo dhaafay, waxaan Ilaahay ugu baryeynayaa inuu Janatul Fardousa ka waarabi, Qaraabadii iyo Asxaabtiina Ilaahay Samir iyo Imaan ka siiyo.
Amiiiiiiiiin.


Ahmed Hassan Ahmed Geedi 'Quick'

No comments: