

Jaaliyadda Somaliland
Ee Kaardhif
Waxa dhamaan jaaliyadda Somaaliland ee ku nool Waleshka iyo nawaxeegeeda la ogeysiinayaa in uu booqasho rasmi ah ku imanayo magaalada Kaardhif Mudane: Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cirro), Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland. Waxa dadweynaha la ogeysiinayaa in kulan lagu qaban doono:
Goobta: Butetown Youth Pavillion centre
Maalinta: Khamiis
Taariikhda: 2 March 2006
Saacada: 4 – 7da fiidnimo
Fadlan wixii war ah ee dheeraad ah kala soo xidhidh Cadilkarim Cabdi Adan – Mobile 0797 4120 862 ama Ibrahim Carab Jamac - Mobile - 0771 155 1176
SIDAAS IYO KA SOO QAYBGAL WACAN.
WALLAAHU WELIYUL TAWFIIQ
MAHADSANIDIN
No comments:
Post a Comment