Thursday, February 02, 2006

TACSI: Inalilaahi Wa Inna Ilayhi Rajacuun : Marxuun Axmed Maxamed Cilmi- Chicago

Dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Ahmed iyo intii taqaanayba, waxaan tacsi u diraynaa dhamaan qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyooday marxuun (Axmed Maxamed Cilmi (Axmed Chicago) , marxuunkana janadii farduusa ilahay ha siiyo, intii uu aduunka kaga tageyna samir iyo iimaan ayaan leenahay, aamiin aamiin.

Tacsidan waxaa diraya dadka hoos ku qoran

Ahmed Hassan Ahmed
Ahmed Dalal Farah
Abdinasir Hagi Abbas
Abdirahman Sh. Ismail
Abdikarim Haji Ibrahim
Abdi Hassan Talan
Ali Osman Hadi
Mahamoud Khayre
Mohamed Mouse Cubayda
Mohamed Ismail Ahmed
Mohamed Dubai
Mohamed Dhiirane
Ahmed Nour 'Afar biinley
Faisal Isxal
Ibrahim Aden Faahiye 'Bogsaaye
Liiban Ismail Ahmed
Mohamed Sh. Ismail
Osman Abdillahi Omar
Yusuf Sh. Ismail

1 comment:

SleepDepraved said...

Amin to your dua. May Allah grant them Jannah and forgive them of their transgressions.

Ps:- You are linked to our blog (www.somaliblogs.blogspot.com). Its a resource page for somali blogs.Come visit and if you want leave a comment.