
Taxes, fees arrears-ka lagu leeyahay muddada from April 1999 -10 June 2000.
Cashuur aan la bixin (Unpaid duties/Taxes)
Petrol 2,129.412m3 X $ 33.066= $70,411.137
Diesel 4,363.186M3 X $26.598= $116, 052.021
Jet A1 10,428.180M3 X $ 11.749= $122, 520.686
Sub Total: $ 308,983,844
Initial Capital Registration Tax = $35000Total: $343,983, 844”
Waxay ku andacoonayaan in dawladdu ku amartay inay ku iibiyaan qiime jaban shidaalka ka dibna ay ku khasaareen muddadii ay ku iibinayeen qiimahaasi lacag dhan $16,795 oo ay doonayaan inay ka goostaan cashuurta.
Waxa kale oo ay diidan yihiin inay cashuur ka bixiyaan shidaalka dayuuradaha Jet A1 wixii ay keeneen muddadii ka horeysay 05/04/2000 oo noqonaysa 8,803.39m3 oo iyadana ay doonayaan inay ka goostaan cashuurta lagu leeyahay, lacagteeduna dhan tahay US $ 103, 437.5.
Waxa kale oo ay diidan yihiin lacagta lagu magacaabo Depot Rental of Jet A1 oo ah $10 per m3, oo lacagteedu noqonayso $157,576,58 min bilawgii ilaa maanta. Lacagayawga ay goosteen sida heshiisku dhigayo muddada 11/06/200 – 31/06/2003 iyo tirooyinka shidaalada ay keeneen muddadaasi.
Mogas (petrol) Gasoile (Deiesel) Jet A148,625.942M3 102,744.868M3 15,757.658M3.
Throughput
1. Mogas 48,625.942M3X$24 = $1,167,022.60
2. Gasoil 102,744.868M3X$19= $ 1,952,152.50
3. Jet A1 15,757.658M3X24= $378,183.80.Total $3,497,358.90.
Depot Rental
1. Mogas 48,625.942M3X$7 = $340,381.59.
2. Gasoil 102,744.868M3X$7= $ 719,214.07.
3. Jet A1 15,757.658M3X7= $ 110,303.60.
Total $ 1,169,899.26.
Throughput $3,497,358.90.
Depot Rental $ 1,169,899.26.
Grand Total $ 4,677,258.16.”
Dhinaca kale agaasimahani waxa uu wasiirka maaliyadda u soo jeediyey in dib loo eego heshiiska ay xukuumaddu kula jirto shirkada Total, waxaanu yidhi. “dhinaca qodobada heshiiska (Agreement)
1. Muddada heshiisku waa 50 sannadood, waxayna u muuqataa mid aan ku haboonayn oo aad u dheer, una baahan dib u eegis si gaar ah.
2. waxa kale oo jira qodobo kale oo iyana u baahan dib u eegis waxaana ka mid ah qodobadan:
Article No. 1 Para 1.2 & 1.3
Article No. 2 Para 1.2 & 1.2
Article No. 3 Para 3.1 & 3.9
Article No. 4 Para 4.1 & 4.4
Article No. 5 Para 5.1 & 5.4
Article No. 6 Para 6.1 & .3
Heshiiska in la waafajiyo sharciga maalgelinta Somaliland (Somaliland Envestment Law), sharciga shaqaalaha rayidka Somaliland (Labour Code) iyo shuruucda maaliyada iyo ganacsiga (Financial Regulations & Laws) meelaha ay ka khusayso qodobada heshiiska shirkada Total”.
Ayuu agaasimuhu ku yidhi qoraalkiisa.
Liibaan Maaweel Shire
Somalilandtoday Correspondent
Hargeisa, Somaliland.
No comments:
Post a Comment