Monday, November 06, 2006

OGEYSIISJaaliyadda Somalilad Ee Kaardhif



OGEYSIIS Jaaliyadda Somalilad Ee Kaardhif




Waxa dhamaan Jaaliyadda Somaaliland ee ku nool Walashka iyo nawaxeegeeda la ogeysiinayaa in uu booqasho rasmi ah ku imanayaau magaalada kaardhif,



Mudane: Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi ( Cirro)
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland iyo
Gudoomiye ku-xigeenkiisa Mudane: Cabdicaasiis Samaale. Waxa dadweynaha la ogeysiinayaa in kulan lagu qaban doono:




Goobata: Butetown Youth Pavilion Centre .
Maalinta: Salaasada
Taariikhda: 7th da November 2006
Saacada: 5-8 Fiidnimo


Fadlan waxii dheeraad ah kala soo xidhidh Axmed Xasan Carwo : 0782 8675 333 ama Cabdikariim Cabdi Adan – Mobile:-0787 4120 862. Ibrahim Carab Jamac – Mobile: - 0771 155 1176

SIDASS IYO KA SOO QAYBGAL WACAN.
WALLAAHU WELIYUL TAWFIIQ

MAHADSANIDIN

No comments: