HARGAYSA, 20 March 2007--Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , ayaa Maanta soo saaray xeer Labar 275-03-2007 oo uu ku magacaabay Mudane Cali Maxamed Xasan ‘’Qoor-seef’’ inuu ahaado Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badaha ee Somaliland ka dib markii uu xilkan ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Faarax Oday oo dhawaan ku geeriyooday Dalka India.
No comments:
Post a Comment