Sunday, April 22, 2007

Murtida Iyo Xikmadda Riyaale

D "Dalka maxaa yaal ee laga musuqmaasuqi" Riyaale

A "Anaga iyo Jibuuti lanama kala dhexgalikaro" Riyaale

H "Hargeysa beesha Samaroon loogu hanjabimaayo" Riyaale

I "Isaaq dagaal ayay galeen, hadda anagaa ka badan" Riyaale

R "Riyaale waa in lagu badalaa Rayaale" Riyaale



R "Raggan doorashaan wada galnay, waan ka badiyey" Riyaale

I "Idinkaa saxaafad ahaan sidaa u haystee, ha i weydiin" Riyaale

Y "Yaa yidhi iyaga waxanay shuqul ku lahayn qora" Riyaale

A "Anigu marka la xukumo ayaan saamixidoonaa" Riyaale

A "Amar ayaan ku bixiyey in biyo la wada helo" Riyaale

L "Looma baahna in shaqadayda la soo faragaliyo" Riyaale

E "Edna ma eryeene, hadalka Huda ayaan qadariyey" Riyaale



K "Komishanku calafkoodii way qaadeen?" Riyaale

A "Anigu shuqul kuma lihi koonfur waxa ka dhaca" Riyaale

A "Aniga bal hadal wax ha igaga guraan" Riyaale

H "Ha karaama seegina, habaar laygu kariwaaye" Riyaale

I "Ictiraafka ninkii UNHRC waan kala hadlay " Riyaale

N "Nimankan wakiilada ah isku shuqul manihin" Riyaale


Faadumo

No comments: