Wednesday, April 25, 2007

Xasuuso oo ha ilaawin- Khaayimiinta

Magacyada Shakhsiyadka Kafalaagoobey Somaliland Ee la jooga Abdillahi Yusuf- Yey

Waa magacyadda loo gudbiyey shirgudoonka IGAD liiskii magacyda wax loogu yeedhay "Xildhibaanada beesha Isaaq" liiskan oo ay saxeexeen dhamaan dadkan magacyadoodu hoosta ku xusan yihiin ayaa waxaa la soo sheegay in ay ku qanceen dhamantood sida ay wax uqaybsadeen.
Magacayada liiska lagudbiyey waa sida tan.

Ismaaciil Maxamuud Buubaa -Isaaq
Yuusuf Xasan Dheeg -Isaaq
Xasan Cumar Xuseen -Isaaq
Yuusuf Cabdulaahi Kaahin -Isaaq
Cabdala Boos Axmed -Isaaq
Faarax Ismaaciil Xuseen -Isaaq
Axmed M. Suleeymaan -Isaaq
Ismaaciil Xasan Jaamac -Isaaq
Axmed C/axmaan Cabaade -Isaaq
Sahra C/qaadir C/raxmaan -Isaaq
Maxamuud Cabdulaahi Sifir -Isaaq
Ismaaciil Xasan Timir -Isaaq
Maxamed Xasan Xayir -Isaaq
Maxamed Cali Bilaal -Isaaq
Cali Maxamed Cabdi -Isaaq
Suuri Diiriye Carab -Isaaq
Xasan Ismaaciil Bile -Isaaq
Cabdi Xaashi Cabdulaahi -Isaaq
Cabdalla Xaaji Axmed -Isaaq
Xuseen C/salaan Maxamed -Isaaq
Maxamed Warsame Cali -Isaaq
Axmed Ciise Cawaale -Isaaq
Axmed Cabdulaahi Daakir -Isaaq
Khadar Bide Axmed -Isaaq
Jaamac Xasan Ismaaciil -Isaaq
Maxamed Cabdi Cawad -Isaaq
Faadumo Xasan Yuusuf -Isaaq
Maxamed Cismaan Bul Bul -Isaaq

Waridaad News Portal

No comments: