Monday, May 07, 2007

Muxuu Ku Qoray Daahir Riyaale Warqadii Uu Udiray Tartamayaasha France.

Mon appel a pour objectif de rappeler mon pays à votre attention si vous êtes élue président de la République."Hadafka baaqayguna waa inaad si taxadar leh u eegto. qadiyadayada haddii laguu doorto madaxweyne nimadda faransiiska" warqadii madaxweyne Riyaale udiray tartamayaasha Fransiiska iyo siday udhignayd ku akhri af fransiis iyo afsoomaali.
by:Cawil Caajis

Le président du Somaliland, Etat non reconnu par la communauté internationale, Dahir Rayale Kahin, a attiré l’attention de Ségolène Royal, la candidate socialiste à l’élection présidentielle prévue dimanche en France, sur "la situation injuste" de son pays, a appris mercredi à Paris la PANA, de source officielle.

Dans une lettre transmise à la candidate socialiste, M. Rayale Kahin affirme que:"le Somilaland remplit toutes les conditions d’un Etat démocratique: territoire, frontières stables, population, relations extérieures diplomatiques et commerciales".

"Mon appel a pour objectif de rappeler mon pays à votre attention si vous êtes élue président de la République. Je ne doute pas que vous mettriez alors en oeuvre l’influence de votre pays auprès de la communauté internationale pour qu’elle reconnaisse l’existence juridique d’un pays démocratique de la Corne de l’Afrique", écrit le président du Somaliland.

Il qualifie le Somaliland de démocratie "avec une Constitution adoptée par le peuple et un président qui cohabite avec une opposition parlementaire et organise des élections sous contrôle internationale, financées par l'Europe et en respecte les résultats".

"Aidez-nous aujourd’hui à nous libérer des guerres qui nous menacent de très près et qui mettent déjà en péril notre sécurité, notre stabilité que nous maintenons avec nos seules forces depuis 15 ans", ajoute la correspondance.
Profitant du contexte de la Présidentielle française dont le premier tour aura lieu le 22 avril, les dirigeants du Somaliland, Etat autoproclamé en 1991, ont lancé une offensive diplomatique en France marquée par l’envoi d’une lettre "officielle" à Mme Royal, Nicolas Sarkozy et François Bayrou, les trois

Qoraalka Madaxweyne Rayaale u diray Murashaxiinta Franceska waxa qoray Wargeyska Pana presse,"Hadafka baaqayguna waa inaad si taxadar leh u eegto. qadiyadayada haddii laguu doorto madaxweyne nimadda faransiiska" Madaxweyne RayaaleMadaxweynaha dawladda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa warqad u qoray uu ku soo jiidanayo dareenka murashaxadda hantiwadaaga ahSegolene Royall, Waxan uu madaxweyne Rayaale qoraalka warqadaas ku sheegay in "cadaalad darrada Somaliland kala kulantay Beesha Caalamka warqadan oo lagu daabacay Wargeyska Pana presse. ee ka soo baxa dalka France

Warqadan oo loo gudbiyey Segolene Royal. Rayaale wuxuu u cadeeyey in Somaliland buuxisay shuruudihii looga baahnaa dal dimuqraadi ah sida; Xuduud deegaano rasmiya, Shacab; Xidhiidh Caalamiya iyo Ganacsi.
Waxa kale oo Madaxweynuhu Warqaadas ku sheegay in "Hadafka baaqayguna waa inaad si taxadar leh u eegto. qadiyadayada haddii laguu doorto madaxweynenimadda faransiiska. Shakina kuma jiro inaad qiimaha ay leedahay siin doonto arrintayadu. Adiga oo adeegsanaya miisaanka faransiisku ku leeyahay beesha caalamka.sidii Somaliland u helli lahayd Aqoonsiga sharciyeed ee ay xaqa u leedahay. Anagoo ah dal dimuqraadi ah oo ku yaal Geeska Afrika.

Somaliland waxay leedahay Dastuur dimuqraadi ah oo Afti Dadweyne la ansixiyey. Madaxweyne la doortay oo ay wada shaqayn fiicani ka dhaxayso Baarlaman la doortay oo ay ku xoog badan yihiin hogaamiyaana mucaaradku. Iyadoo doorashooyinkaas oo dhami udhaceen si xora natiijooyinkoodii oo dhana la wada aqbalay. Xaga maalgelintana naga caawiyeen Midawga yurub.
Waxaad naga caawisaa sidii aanu uga badbaadi lahayn dabka ka holcaya meel aan naga fogayn. Dabkaas oo halis ku haya nabadgelyadayada iyo xasiloonidayadaba kuwaasoo aanu kusoo wadnay tamartayada oo qudha muddo 16 sanadood ah.

Hogaanka Somaliland iyagoo ka faa'idaysanaya xilligan doorasho ee France , waxay sameeyeen dadaal xoogan oo dublomaasiyadeed , iyadoo Madaxweyne Rayaale warqado u kala diray Madame Royal, Nicolas Sarkozy iyo François Bayrou.

Waxa soo Turjumay Maqaalkan oo Warheyska Pana presse,ku qoray Af Faransiis Cawil Caajis

kamal7@hotmail.fr
LYON France

No comments: