Tuesday, July 31, 2007

In Ka Badan 80 Xubnood Oo Ka Soo Jeeda Borama Oo Ka Qayb galay Shirka

(Waridaad) - Salaadiin aad u tiro badan oo ka socda maamulka Somaliland ayey sheegeen inay ka qayb galayaan shirka dibuheshiisiinta Somaliya ee ka socda Magaalada Muqdisho.

Salaadiin aad u tiro badan oo ka socda maamulka Somaliland ayey sheegeen inay ka qayb galayaan shirka dibuheshiisiinta Somaliya ee ka socda Magaalada Muqdisho.

Boqor Cabdilahi Kibaar oo ku magac dheer ( Boqor Burcad ) oo ka mid ah raga ka socda Gobolka Awdal ee iyagu shirka ka qayb galaya ayaa ka hadlay socdaalkooda ay Muqdisho ku joogaan. Boqorku wuxuu tilmamay inay shirkan aanay cidina ka maqnayn....Haday ahaan lahayd Somaliland ha noqoto ama Soomaalida kaleba oo uu yahay shir loo wada dhan yahay xubnaha muhiimka ah ee shirkan ka qayb galaya waxaa ka mid ah:

1-Boqor Raabi Yuusuf C/llaahi
2-Boqor C/llaahi Kibar (Buur-cad)
3-Suldaan Cali Obsiiye (Bidaar)
4-Suldaan Abiib Sh/Max'uud
5-Suldaan Ibrahin Xuseen Muuse
6-Caaqil Max'ed Indhamood Cigaal
7-Caaqil Max'ed Cilmi Waaberi

Source: Saylac

No comments: