Sunday, August 19, 2007

Gudoomiyahii gobolka Hargeysa oo dhaawaciisii Jabuuti loo qaaday

(Waridaad) - Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee gobolka Hargeysa, Md: Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa dhaacwac soo gaadhay, ka dib markii tooray lala haleelay.

Md: Cismaan oo markaa shir ka soo baxay, una sii jeeday dhinaca gaadhi-giisa, ayaa la kulmay musiibaadaa ku habsay. Ilaa iminka xaaladiisu waxay ku sugantahay lama soo sheegin, hase-ahaatee waxaanu Ilaahay uga rajaynaynaa inuu deg-deg uga kiciyo.

Halkan kala socda wixii war ah ee soo kordha.
Waridaad Media Centre

No comments: