Wednesday, October 17, 2007

DIGNIINTII UGU DANBEYSAY EE SOMALILAND SIISO MALEEYSHIYADA GAROOWE..

(Waridaad) -Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mud. C/llaahi M.Ducaale ayaa Digniin siiyey maleeyshiyada Garoowe mar uu la hadlayey BBC da qaybta afsomaliga.

Waxaana ka mid ahaa hadaladii wasiirka...

"Haday nagu kelifto oo ay ka waantoobiwaayaan kuwa maamulka isku sheegaya ee Garoowe fadhiyaa inay faraha kala baxaan SOMALILAND XADUUDAHEEDA, Garoowe iyo Boosaaso waa la dhaafayaa waxaanaanu tageynaa meel alaale iyo meeshii aanu isku hortaagi karo waxna kaga qaban karo PRE-EMPTIVE STRIKE (KA-GAADHSIIN) BAANU KU SAMEEYNAYNAA WAANA ARRIN CAALAMIYA..."



No comments: