
Wararka iska soo daba dhacaya ayaa tibaaxaya, in Cadde Muuse oo ku sugnaa magaaladda Addis-Abba uu si deg-deg ku soo gaadhay magaala -madaxda maamul goboleedka majeerteeniya, iyaddoo laga cabsi qabo inay ciidamadda Soomaliland u soo ruqaansadaan dhinaca Garoowe.
Waxaa hadda shir albaabaddu u xidhan yahay ku jiray masuuliyeentii Puntland oo loo kala hadhin, iyagoo ka arrin sanaya siddii ay u difaaci lahaayeen Garoowe.
Ninba ceesaantii ceel keen...ayuu hadal taagan yahay iminka.
Halkan kala socoda wixii warar ah ee na soo gaadha.
Waridaad Media Centre
No comments:
Post a Comment