Sunday, October 21, 2007

“Wuu Dhamaaday dagaalkii Xabadu, Maamulkii Somaliland ayaa Gobolkii [Sool] Qabsaday,Waxa weli hadhay oo sii baaqiya Af-kii BBC-da lagaga faanayey”

(Waridaad) - Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland Md. Fu’aad Aadan Cade oo ka mid ahaa Wefti isugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano labada Gole Baarlamaan[Guurtida iyo Wakiillada] oo ka soo jeeda Deegaanka Gobolka Sool oo socdaal ku tagay shalay Magaalada Laas-caanood, ayaa waxa uu sheegay inay u tageen Magaaladaasi sidii ay ula tashan lahaayeen dadka ku nool deegaankaasi iyo weliba sidii nabad ay uga is-laaxin lahaayeen,isla markaana wixii shaqaaqo iyo dhibaato ah ee ka dhacday Goobtaasi ay u hagaajin lahaayeen.

Halkan ka sii akhri maqaalkii oo dhan

No comments: