Monday, November 05, 2007

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Saylici

(Waridaad) - Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng, zeyliciWalaalayaal waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa,su aal markaste maskaxdiinu is weydiiso markaad maqashaan magaca musharaxa Madaxwayne Ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici Su’aashaasoo ah waa kuma Eng.c/raxmaan cabdilaahi zaylici kuna soo dhawaada su aashaa jawaabteeda.Dabeecad wanaagsan iyoEdaab lagu dayan kariyoDadaal iyo hawlkarnimoDadkeenu haduu tartamoDa’diisoo toban dhameynAyuu aadmigu dugsadey.

Sii akri maqaalka

No comments: