Thursday, November 08, 2007

Nin isagoo sujuudsan naftu ka baxday

(Waridaad) - Innalillahi wa inna ilaihi rajicuun.

Adoon alle oo xaramka shariifka ah sujuudsan oo tii alle u timi.

Waa raxmad ilaahay uu siiyo adoontiisa saalaxa ah. Ilaahay ha inaga yeelo kuwii rabigooda u baqoola iyagoo cibaadaddoodii gudanaya.

Aamiin...Amiin...Amiin
Waridaad media centre

No comments: