Monday, December 24, 2007

Madaxda ururka Qaran oo ballan ku qaaday inay ka shaqaynayaan dhismaha xisbiga KULMIYE

(Waridaad) - Madaxda urur-siyaasadeedka Qaran ee xabsiga laga siidaayey ayaa caddeeyey in hadda laga bilaabo ay ka shaqaynayaan dhismaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, isla markaana soo bandhigay hindisayaal ay ku abuurayaan iskaashi siyaasadeed oo dhexmara ururka Qaran iyo xisbiga KULMIYE......Sii akhri

No comments: