Monday, December 24, 2007

Marxuum Cabdikariim X. Ducaale oo maanta aas heer qaran ah lagu sagootiyey

(Waridaad) - Alle ha u naxariistee, Cabdikariim X. Ducaale oo ahaa aqoonyahan iyo Madax-dhaqameed caan ka ahaa dhulka Somaliland ayaa maanta lagu aasay Xabaalaha Naasa-hablood ee Waqooyi-bari magaalada Hargeysa, kadib markii uu xalay ku geeryoodey isla magaalada Hargeysa, isaga oo 67 jir ahaa......Sii akhri

No comments: