Sunday, December 23, 2007

Magacyada qaar ka mid ah Raggii Xasuuqa u geystay Ummadda Somaliland

(Waridaad) - "Anaa amray in magaalooyinka iyo wixii ku hoos jiraba la masaxo oo la burburiyo"."Cadowbay ahaayeen gidigood Caruur,Haween iyo Ciroolaba ,kolkaa in la xasuuqaa waxa ay aheyd waajib wadaani ah".Waxa ay ka midka yihiin hadalada ay isku difaacaan dhagar qabayaashii maatida iyo masaakiinta xasuuqay iyagoo kalsooni qaba oo cidna wax iskaga tirrin.......More

No comments: