Monday, December 24, 2007

Tacsi ka timi qurbe-jooga reer Kanada

(Waridaad) - Dadka hoos ku qoran, oo dhamaantood deggan Dalka Canada, Waxay tacsidan u dirayaan dhaamanba Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Alla ha u naxariistee , Marxuum Chief Caaqil Cabulkariim Xaaji Ducaale Jibriil . Waxay dhammaanba Ilaahay uga baryayaan marxuumka in uu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo, itii uu ka dhintayna ka siiyo Samir iyo Iimaan.

Waxa Tacsida Diraya :

1. Xasan Cawed Ducaale
2. Axmed Cawed Ducaale
3. Maxamed Xaaji Ducaale Cabdalla
4. Maxamed Maxamuud Xaaji Ducaale
5. Cabdirashiid Xaaji Cawed
6. Maxamuud Maxamed Ducaale (Dhoolare)
7. Axmed Maxamed Ducaale (Dhoolare)
8. Axmed Xasan Xuseen
9. Siciid Xaaji Cawed
10. Ismaaciil Ducaale Cilmi
11. Adan Ducaale Cilmi
12. Cabdi Xaaji Yaasiin
13. Siciid Faarax Cabdi
14. Cabdi Faarax Cabdi
15. Cabdirisaaq Axmed Cabdullahi
16. Cabdullahi Yuusuf ( Sellin)
17. Siciid Jaamac Faarax
18. Cabdulqani Axmed Beldi
19. Axmed Xasan Axmed (Hunbus)
20. Cabdi Xaaji Yaasiin
21. Maxamed Cabdullahi Saleebaan
22. Cabdirashiid Sheekh Maxamed
23. Cabdiqaadir Maxamed Ducaale
24. Ducaale Maxamed Ducaale
25. Xasan Cali Abokor
26. Adan Cali Abokor
27. Cali Ciise Seed
28. Cali Cawed Mire
29. Dayr Jaamac Qaal
30. Gurey Xaaji Oktoobar
31. Faarax Cali Jaamac
32. Xuseen Cali Xuseen

AAMIIN , AAMIIN.

Hussein Ali

Ottawa, Canada

No comments: